Category
Paperback
Store
Wordery
Brand
Books on demand gmbh
Milicsiga Dagaalkii Dhexmaray Xukuumaddii Maxamed S. Barre iyo Jabhaddii SNM:Sababihii Dagaalka iyo Saamayntii uu ku yeeshay Jamhuuriyaddii Soomaalida : Bod - Books on Demand : 9789174635782 : 9174635786 : 19 Jan 2015 : Buuggan magaciisu yahay Milicsiga dagaalkii dhexmaray xukuumaddii Maxamed Siyaad Barre iyo Jabhaddii SNM. Waxa uu ku saabsanyahay saamayntii uu dagaalkaasi ku yeeshay dadkii iyo dalkii Jamhuuriyaddii Soomaalida. Sannadkii 1988kii bishii Mey 27keedii ayaa dagaal aad cuslaa ka qarxay magaalada Burco. Saddex maalmood ka dibna waxa uu ka bilaabmay caasimaddii labaad oo ahayd Hargeysa. Dagaalkaasi waxa uu socday muddo ku siman saddex sannadood, ilaa uu burburay xukunkii kelitaliska ahaa ee uu hoggaaminayey Maxamed Siyaad Barre tan iyo 1969kii. Buuggu sharraxaad kama bixinayo habkii dagaalku u dhacay, dhimashadii, dhaawicii iyo qaab-dagaalkii guud ahaaneed. laakiin waxa uu diiradda saarayaa sababtii keentay dagaalka iyo saamayntii uu dad iyo dalba ku yeeshay.
29.9 GBP
Recommendations
Choose your language and region
Klarna is available around the world with a variable offering, choose one that suits you best.
Copyright © 2005-2024 Klarna Bank AB (publ). Headquarters: Stockholm, Sweden. All rights reserved. Klarna Bank AB (publ). Sveavägen 46, 111 34 Stockholm. Organization number: 556737-0431